
Yaoundé (US:, UK:; Faransiis ja.unde; Jarmal: Jaunde) waa caasimada wadanka Kamiruun ee Galbeedka Afrika. taasi oo leh bulsho ku dhow 2.5 milyan. Intaas waxaa dheer, Yawunde waa caasimada labaad ee ugu weyn wadankaas waxayna dhacdaa badhtamaha dalka halkaasi oo leh joog dhan 750 mitir (2,500 ft) ka sareysa jooga bada.
