
Salfar
Salfar (Ingiriis: Sulfur ama Sulphur) calaamad S waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-lix. Marka heerkulku dhexdhexaad yahay curiyaha Salfar waa adke leh midab huruud xoogaa cadaan ahi ku jiro, waxayna u sameeysan tahay malakuyuul sideed-gees ah oo loo qoro S8. Waxay la fal-gashaa dhamaan birta iyo xoogaa Bir Ma Ahe ah, sida Kaarboonka.
Salfarta waxa la helaa ayadoo dabiici ah iyo ayadoo isku-dhis loo yaqaabo salfayt ah.
Salfarta waxaa isticmaali jirey wakhtiyo hore wadanada Hindiya, Shiinaha, Masar iyo giriiga.
Curiyehan wuxuu leeyahay faa'iido badan, oo inta u badan waxaa loo isticmaalaa in lagu bacarimiyo caroda iyo beeraha. Sidoo kale waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo taraqa, sunta Xasharaadka iyo sunta fangaha.
Curiyahan meel dhexe ayuu kaga jiraa Diwaanka Curiyeha.
Taariikhda Salfarta
Atomka Salfarta
Fal-galka Curiyeha Kale
Isticmaalka Salfarta
| Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha) | |||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Qaybaha → | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |||||||||||||
| ↓ Walxaha | |||||||||||||||||||||||||||||||
| 1 | 1 H |
2 He | |||||||||||||||||||||||||||||
| 2 | 3 Li |
4 Be |
5 B |
6 C |
7 N |
8 O |
9 F |
10 Ne | |||||||||||||||||||||||
| 3 | 11 Na |
12 Mg |
13 Al |
14 Si |
15 P |
16 S |
17 Cl |
18 Ar | |||||||||||||||||||||||
| 4 | 19 K |
20 Ca |
21 Sc |
22 Ti |
23 V |
24 Cr |
25 Mn |
26 Fe |
27 Co |
28 Ni |
29 Cu |
30 Zn |
31 Ga |
32 Ge |
33 As |
34 Se |
35 Br |
36 Kr | |||||||||||||
| 5 | 37 Rb |
38 Sr |
39 Y |
40 Zr |
41 Nb |
42 Mo |
43 Tc |
44 Ru |
45 Rh |
46 Pd |
47 Ag |
48 Cd |
49 In |
50 Sn |
51 Sb |
52 Te |
53 I |
54 Xe | |||||||||||||
| 6 | 55 Cs |
56 Ba |
* |
72 Hf |
73 Ta |
74 W |
75 Re |
76 Os |
77 Ir |
78 Pt |
79 Au |
80 Hg |
81 Tl |
82 Pb |
83 Bi |
84 Po |
85 At |
86 Rn | |||||||||||||
| 7 | 87 Fr |
88 Ra |
** |
104 Rf |
105 Db |
106 Sg |
107 Bh |
108 Hs |
109 Mt |
110 Ds |
111 Rg |
112 Cn |
113 Nh |
114 Fl |
115 Uup |
116 Lv |
117 Ts |
118 Og | |||||||||||||
| * Lanthanides | 57 La |
58 Ce |
59 Pr |
60 Nd |
61 Pm |
62 Sm |
63 Eu |
64 Gd |
65 Tb |
66 Dy |
67 Ho |
68 Er |
69 Tm |
70 Yb |
71 Lu |
||||||||||||||||
| ** Actinides | 89 Ac |
90 Th |
91 Pa |
92 U |
93 Np |
94 Pu |
95 Am |
96 Cm |
97 Bk |
98 Cf |
99 Es |
100 Fm |
101 Md |
102 No |
103 Lr | ||||||||||||||||
|
</noinclude> |
|||||||||||||||||||||||||||||||
