factograf
SO
Sign in

Saytuun

Saytuun
Midhaha geedka saytuunka.
Midhaha geedka saytuunka.
Saytuun kale, eeg Olea europaea

Saytuun (Ingiriis: Guava, af-carabi الجوافة) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo siday tahay lagu cuno.

Midhaha Saytuunku waa kuwo wareegsan oo leh midab casuus ah iyo dhibco badan oo korka kaga yaala. Sidoo kale, midhaha saytuunku waa cunto bisil oo sidiisa ayaa lagu cunaa.

saytuunka ayaa u kala baxa 100 jaad oo ka kala baxa wadamada dhulbaraha dhaca ee ku yaala afrika, laatiin ameerika, wada kariibiyanka, iyo waliba bariga dhexe.

Tilmaanta saytuunka

Read next

In 68 languages

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article