






9 images
Sambuus, Sabuuse (Af Carabi: سنبوسة; Af Ingiriis: samosa) waa cunto fudud oo laga sameeyo daqiiq, hilib duqad ah, barandho, xawaash iyo khudaar la isku dhex daray laguna dubay saliid kulul.
Sambuusuhu waa cunto aduunka oo dhan laga isticmaalo. oo laga sameeyay dageeg sadaxgees laga dhigay, oo dhaxda hilib iyo qudaar uuga jirto, oo la'isku shiilay. sanbuus waxoo ku macaan yahay, bisbaaska..
