

madaxkuti Waa xayawaan aad u wany oo duurjoog ah, taas oo ka mid ah xayawaanka naasleyda ah. Butidu waxay u eegtahay eyga waana hilibcun, ugaadhsata xoolaha, dadka iyo kaluunka.
Butidu waa xayawaan ku nool dhulka cimilada qaboow leh ee jooga sareeya sida buuraha. Waxayna u badan tahay qaaradaha Koonfur Ameerika, Waqooyiga Ameerika, Yurub, Aasiya iyo labada cidhif ee dhulka.
Guud ahaan, butidu waxay leedahay jidh wayn, labo lugood oo awood badan, labo gacmood oo cidiyo dhaadheer, af soo taagan oo shan miciyood ku yaalaan iyo timo dhogor badan oo ku dahaaran jidhka.
Sanka Butidu waa mid meel dheer wax ka urin kara. Sidoo kale, butidu waa xayawaan adkeysi badan u leh qaboowga ayadoo Butida Cad eey ku nooshahay cidhifyada dhulka.
Inkastoo noocyo badan oo butida ka mid ah tafiir go'een, maanta waxaa jira sideed nooc oo buti ah kuna kala nool daafaha dhulka.
- Bear
Taariikhda Butida
Xubnaha ugu horreeya ee Ursidae waxay ka tirsan yihiin qoyska hoose ee dabar go'ay ee Amphicynodontinae, oo ay ku jiraan Parictis (dabayaaqadii Eocene ilaa horraantii dhexe ee Miocene, 38-18 Mya) iyo Allocyon oo yar (hore Oligocene, 34-30 Mya), labaduba waxay ka yimaadeen Waqooyiga Ameerika. Xayawaannadani waxay u muuqdeen kuwo aad uga duwan orso-yada maanta, iyagoo ah kuwo yaryar oo u eg raccoon marka loo eego muuqaalka guud, iyadoo cuntooyinku ay u badan tahay inay la mid yihiin kuwa loo yaqaan 'badger'. Ma cadda in ursids-ka dambe ee Eocene ay sidoo kale ku jireen Eurasia, inkastoo is-weydaarsiga xayawaanka ee ka gudba buundada dhulka ee Bering uu suurtogal noqon karay intii lagu jiray meel hoose oo heer badda ah oo weyn ilaa dabayaaqadii Eocene (qiyaastii 37 Mya) oo sii socota ilaa horraantii Oligocene. Jiilka Yurub ee qaab-dhismeedka aad ugu eg Allocyon, iyo kuwa Kolponomos-ka Mareykanka ee aadka u da'da yar (qiyaastii 18 Mya), ayaa laga yaqaan Oligocene, oo ay ku jiraan Amphicticeps iyo Amphicynodon. Waxaa jiray caddaymo kala duwan oo qaab-dhismeed ah oo isku xiraya wax-ka-beddelka iyo pinnipeds, maadaama labada kooxoodba ay ahaayeen naasley biyo-yar oo u eg otter. Marka laga soo tago taageerada pinniped-amphicynodontine clade, caddaynta kale ee qaab-dhismeedka iyo qaar ka mid ah molecular-ka waxay taageertaa orso inay yihiin qaraabada ugu dhow ee nool ee binnibeds.
Noocyada Butida
Inta la yaqaano ee nool maanta waa sideed nooc oo buti ah. Waxaa ka mid ah: Butida Cad, Butida Cas, Butida Cowlan, Butida Gaaban, Bandha, Butida Qoraxda iyo Butida Islothka.
Butida Cad
Butida Cad waa nooc ka mid ah xayawaanka jidhka wayn leh ee ku nool Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfureed ee dhulka.
Butida Cas
Butida Cowlan
Butida Cowlan waa xayawaan aad u wayn oo ku nool keymaha iyo buuraha joogoodu sareeyo. Butidani waxay ku nooshahay keymaha Rainforest ee Koonfur Ameerika.
Butida Gaaban
Butida Qoraxda
Butida Qoraxda waa nooc ka mid ah butida oo inta badan ku nool wadanada cimiladoodu diiran tahay.
Bandha
Butida Isloth
Butida Isloth ama (Sloth Bear) waa nooc butida ka mid ah oo aad ugu muuqaal eeg eyga, jidhkeeduna ka yar yahay noocyada kale ee butida. Noocan waxaa laga helaa meelo badan oo Aasiya iyo Koonfur Ameerika ka mid ah.
Muuqaalo





Tixraac
- Bear
