factograf
SO

Saxaabi

Saxaabi




Saxaabi waxaa loogu yeedhaa, asaxaabtii,amaba Saaxiibadii Maxamed ﷺ waa Muminiintii Nabiga Maxamed ﷺ Rumaysay ee saaxiibada unoqday waxa ay nabiga kutaageereen sidii uu islaamka ugaadhsiinlahaa dadka, waxa ay ahaayeen qaar markasta udhaw Nabiga Maxamed ﷺ

Read next

In 75 languages

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article