factograf
SO

Michael Jackson

Michael Jackson
All data from the card 13
Ku dhashay
Michael Joseph JacksonAgoosto 29, 1958Gary, Indiana, U.S.
Dhimasho
June 25, 2009 (Da’weyn 50)Los Angeles, California, U.S.
Sababta dhimashada
Cardiac arrest induced by acute propofol and benzodiazepine intoxication
Naanees
Michael Joe Jackson
Shaqada
Singersongwriterdancer
Xaasaska
Lisa Marie Presley(g. 1994; divorced 1996)Debbie Rowe(g. 1996; divorced 1999)
Ilmaha
3
Qoyska
Jackson family
Nooca fanka
Popsoulfunkrhythm and bluesrockdiscopost-discodance-popnew jack swing
Qalabka
Vocals
Sanadaha Shaqada
1964–2009
Calaamadaha
SteeltownMotownEpicLegacySonyMJJ Productions
Falalka la xiriira
The Jackson 5
Jackson, 2003
Jackson, 2003

Michael Joe Jackson (Gary (Indiana), 29 agoosto 1958 - Los Angeles (California), 25 juun 2009).

Geeridii Jackson

Jackson (center) as a member of the Jackson 5 in 1972
Jackson (center) as a member of the Jackson 5 in 1972

Fanaanka ayaa wararku sheegayaan in wadnuhu istaagay, isaga oo jooga gurigiisa, oo laga waayay wax neef ah markii dhaqaatiirta loogu wacay oo isbitaalka loola cararay.

Jackson, waxaa lagu dhawaaqay inuu dhintay laba saac kadib markii la geeyay isbitaalka UCLA ee Los Angeles.

Jackson, oo horey u qabay xaalado caafimaad darro, ayaa laguw aday inuu riwaayado isku xiga ka dhigo magaaladatan London bisha soo socota, kuwaasi oo noqon lahaa markii ugu danbeysay ee uu ka heeso London.

Walaalkii Jermaine Jackson oo ku hadlayay magaca qoyska Jackson, ayaa sheegay in dhaqaatiirtu isku dayeen inay bedbaadiyaan laakiin ay ku guuleeysan waayeen. qoloda oo meerkaanga oo la daho illiuminati ayaa dhishay michael jackson

Xadhigii Jackson

President Reagan wearing a suit and tie stands at a podium and turns to smile at Mrs Reagan, who is wearing a white outfit, and Jackson, who is wearing a white shirt with a blue jacket and a yellow strap across his chest.
Jackson at the White House being presented with an award by President Ronald Reagan and first lady Nancy Reagan, 1984
From left, back row: Jackie Jackson, Michael Jackson, Tito Jackson, Marlon Jackson. Middle row: Randy Jackson, La Toya Jackson, Rebbie Jackson. Front row: Janet Jackson (1977)
From left, back row: Jackie Jackson, Michael Jackson, Tito Jackson, Marlon Jackson. Middle row: Randy Jackson, La Toya Jackson, Rebbie Jackson. Front row: Janet Jackson (1977)
2 images

Booliiska gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa cadeeyay in la amray in la soo xiro Heesaaga Caanka ah ee Maraykan ee Jackson.

Afhayeen u hadlay Booliiska, ayaa sheegay in Jackson loo hayso eedo dhowr ah la xiriira fara xumayn caruur, waxaana hadii racfaan lagu sii daynayo laga rabo in uu dhigo ilaa sadex million oo doolar.

Wuxuu afhayeenku intaasi ku daray in Jackson loo sheegay in uu booliiska iskii ugu yimaado isaga iyo baasaboorkiisa waqti cayiman, oo uusan afhayeenku sheegin.

Booliisku waxay weerareen Jackson gurigiisa shalay oo Tallaado ahayd, balse waa uu ka maqnaa.

Waxay sheegeen in ay raadinayeen cadayn ay ku taageeraan eedaha loo haysto.

Qareenka heesaaga, ayaa sheegay in booliiska ay baarayeen eedo la xiriira wiil laba iyo toban jir ah oo sheegay in Jackson uu fara xumeeyay.

Jackson, wuxuu beeniyay in uu wax qalad ah sameeyay.

Read next

In 279 languages

soаԥсшәаAcèhадыгабзэAfrikaansAlemannischአማርኛaragonésÆngliscالعربيةܐܪܡܝܐالدارجةمصرىঅসমীয়াasturianuаварKotavaअवधीAymar aruazərbaycancaتۆرکجهбашҡортсаBasa BaliBoarischžemaitėškaBatak TobaBikol CentralBajau Samaбеларуская (тарашкевіца)беларускаябългарскиभोजपुरीBislamaBanjarbamanankanবাংলাབོད་ཡིགbrezhonegbosanskiBasa Ugiбуряадcatalà閩東語 / Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄нохчийнCebuanoChamoruᏣᎳᎩTsetsêhestâheseکوردیcorsuqırımtatarcačeštinakaszëbscziчӑвашлаCymraegdanskdagbanliDeutschDagaareThuɔŋjäŋZazakidolnoserbskiKadazandusunडोटेलीΕλληνικάemiliàn e rumagnòlEnglishEsperantoespañoleestieuskaraestremeñuفارسیFulfuldesuomivõroNa Vosa VakavitiføroysktfrançaisarpetanNordfriiskfurlanFryskGaeilgeGagauz贛語kriyòl gwiyannenGàidhliggalegoگیلکیAvañe'ẽगोंयची कोंकणी / Gõychi KonknniગુજરાતીwayuunaikifarefaregungbeGaelgHausa客家語 / Hak-kâ-ngîHawaiʻiעבריתहिन्दीFiji HindihrvatskihornjoserbsceKreyòl ayisyenmagyarհայերենԱրեւմտահայերէնinterlinguaJaku IbanBahasa IndonesiaInterlingueIgboIñupiatunIlokanoIdoíslenskaitaliano日本語PatoisJawaქართულიTaqbaylitJjuадыгэбзэKabɩyɛTyapKongoGĩkũyũқазақшаភាសាខ្មែរಕನ್ನಡYerwa Kanuri한국어کٲشُرRipoarischkurdîкомиkernowekLatinaLadinoLëtzebuergeschлезгиLingua Franca NovaLimburgsLigureLadinlombardlingálaລາວlietuviųlatgaļulatviešuMadhurâमैथिलीBasa BanyumasanMalagasyолык марийMāoriMinangkabauмакедонскиമലയാളംмонголमराठीBahasa MelayuMaltiMirandésမြန်မာဘာသာمازِرونیNāhuatlNapulitanoNedersaksiesPlattdüütschनेपालीनेपाल भाषाNederlandsnorsk nynorsknorskNovialNouormandNupeChi-ChewaoccitanlivvinkarjalaOromooଓଡ଼ିଆиронਪੰਜਾਬੀPangasinanKapampanganPapiamentuPicardDeitschPälzischpolskiPiemontèisپنجابیNawatپښتوportuguêsRuna Simiromani čhibikirundiromânăarmãneashtitarandíneрусскийIkinyarwandaсаха тылаsardusicilianuScotsسنڌيdavvisámegiellasrpskohrvatski / српскохрватскиTaclḥitසිංහලSimple EnglishslovenčinaslovenščinaGagana SamoachiShonashqipсрпски / srpskiSranantongoSiSwatiSesothoSeelterskSundasvenskaKiswahiliślůnskiதமிழ்TayalతెలుగుtetunтоҷикӣไทยTürkmençeTagalogtolışiSetswanalea faka-Tongatoki ponaTok PisinTürkçeXitsongaтатарча / tatarçachiTumbukaTwireo tahitiудмуртئۇيغۇرچە / Uyghurcheукраїнськаاردوoʻzbekcha / ўзбекчаTshivendavènetovepsän kel’Tiếng ViệtWest-VlamsVolapükwalonWinarayWolof吴语хальмгisiXhosaმარგალურიייִדישYorùbáVahcuenghZeêuws文言閩南語 / Bân-lâm-gí粵語中文isiZulu

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article