factograf
SO
Sign in

Kabul

Kabul
kabul
kabul

Kabul waa caasimada wadanka Afgaanistan waxa ay kutaalaa agagaarka wabiga wabiga kabul.waxa ku hareeraysan silsilada buuraha hindokuush dadka kabul kunooli waa 3.500.000 milyan

Taariikhda kabul

Waxa ay dhisantay kaabul intii u dhaxaysay sanadihii 1500 ilaa 2000 kahor dhalashaddii nabi ciise. xiligeedii ugu horeeyay waxa ay xarun u ahayd dadka haysata diinta sardashtiga ama (Zoroastrianism) wkadib waxa ay xarun u noqatay diinta buudiga sidaas waxa laga helay qoraalo la qoray (1700-1100) kahor dhalashaddii nabi ciise C.s.

Waxsoosaarka magaalda

Wxayaabaha ay soosaarto magaaldu waxa akamida sida maryaha ama dharka alaabooyinka guryaha la dhigto iyo waxyaabo kale oo badan.


Jawiga

Magaalada kabul waxa u lamid yahay kan badi aasiyada dhexe roobabka iyo barafku waxa ay soodaataan xiliga jiilaalka halka xagaaguna uu kabilaabmo bisha may jawiga kabul xiliga xagaaga waxa uu noqdaa mid aad iyo aaad u macaan.

Gaadiidka iyo isgaadhsiinta

Gagida dayuuraduhu waxa ay badhtamaha kabul u jirataa. ilaa 25 klm laakiin badi wadooyinka magaaldu way babasanyihiin sabatoo ah dagaalda sokeeye e ilaa hada ka socda wadanka afganistaan

Isgaadhsinta

adeega isgaadhsiinta waxa samaysa shirkada laga leeyahay wadanka ee dhanka tilfoonka laqaato

Waxbarashada

Intabadan dugsiyada magaaladu way burbureen oo waxaa saamayn aad u xoogan kuyeeshay dagaalda sokeeye ee mudada dheer kasocda wadanka afgaanistaan






























In 190 languages

soAcèhAfrikaansAlemannischአማርኛaragonésÆngliscالعربيةالدارجةمصرىasturianuअवधीazərbaycancaتۆرکجهбашҡортсаBasa BaliBikol Centralбеларуская (тарашкевіца)беларускаяBetawiбългарскиবাংলাབོད་ཡིགbrezhonegbosanskiбуряадcatalà閩東語 / Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄нохчийнCebuanoکوردیqırımtatarcačeštinaчӑвашлаCymraegdanskDeutschZazakiKadazandusunडोटेलीΕλληνικάEnglishEsperantoespañoleestieuskaraestremeñuفارسیsuomivõroføroysktfrançaisarpetanNordfriiskFryskGaeilgeGàidhliggalegoગુજરાતીGaelgHausa客家語 / Hak-kâ-ngîעבריתहिन्दीFiji HindihrvatskihornjoserbsceKreyòl ayisyenmagyarհայերենԱրեւմտահայերէնinterlinguaBahasa IndonesiaInterlingueIlokanoIdoíslenskaitaliano日本語ქართულიQaraqalpaqshaTaqbaylitKarai-karaiKabɩyɛKumoringGĩkũyũқазақшаಕನ್ನಡYerwa Kanuri한국어کٲشُرkurdîкыргызчаLatinaLëtzebuergeschLingua Franca NovaLimburgsLigureLadinlombardlingálaລາວlietuviųlatviešuमैथिलीBasa BanyumasanмокшеньMalagasyолык марийMāoriMinangkabauмакедонскиമലയാളംмонголꯃꯤꯇꯩ ꯂꯣꯟमराठीBahasa MelayuMaltiမြန်မာဘာသာمازِرونیनेपालीNederlandsnorsk nynorsknorskNovialoccitanlivvinkarjalaଓଡ଼ିଆиронਪੰਜਾਬੀPapiamentupolskiPiemontèisپنجابیپښتوportuguêsRuna SimiromânăрусскийIkinyarwandaсаха тылаᱥᱟᱱᱛᱟᱲᱤsardusicilianuScotsسنڌيdavvisámegiellasrpskohrvatski / српскохрватскиසිංහලSimple EnglishslovenčinaslovenščinaanarâškielâchiShonashqipсрпски / srpskiSundasvenskaKiswahiliślůnskiSakizayaதமிழ்ತುಳುతెలుగుтоҷикӣไทยTagalogtolışitoki ponaTürkçeтатарча / tatarçachiTumbukaудмуртئۇيغۇرچە / Uyghurcheукраїнськаاردوoʻzbekcha / ўзбекчаvepsän kel’Tiếng ViệtVolapükWinaray吴语მარგალურიייִדישYorùbáZeêuwsⵜⴰⵎⴰⵣⵉⵖⵜ ⵜⴰⵏⴰⵡⴰⵢⵜ閩南語 / Bân-lâm-gí粵語中文

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article