factograf
SO
Sign in

Dalida

Dalida
All data from the card 10
Ku dhashay
Iolanda Cristina Gigliotti17 Janaayo 1933Qaahiro, Boqortooyada Masar
Dhimasho
3 May 1987 (Da’weyn 54)Paris, Faransiiska
Sababta dhimashada
Ismiidaamin
Naanees
Dalila Yolanda Gigliotti
Shaqada
Fanaanad jilaa
Ciwaan
Miss Egypt 1954
Xaasaska
Lucien Morisse(g. 1961; la furay 1962)
Lamaane
Jean Sobieski (1961–1963) Luigi Tenco (1966–1967) Richard Chanfray (1972–1981)
Qalabka
Cod
Sanadaha Shaqada
1956–1987

Iolanda Cristina Gigliotti, oo xirfad ahaan loo yiqiin Dalida (Carabi: داليدا), waxay ahayd fanaanad faransiis ah iyo jilaa, waxay ku dhalatay Masar. Waxay ku guuleysatay tartankii quruxda "Miss Egypt" sanadkii 1954, Waxay ku dhimatay ismiidaaminta 1987.

Filimada

  • Le Masque de Toutankhamon (1954)
  • Sigarah wa kas (1954)
  • Brigade des moeurs (1958)
  • Rapt au deuxième bureau (1958)
  • Che femmina... e che dollari! (1961)
  • L'inconnue de Hong Kong (1963)
  • Menage all'italiana (1965)
  • La morale de l'histoire (1966)
  • Io ti amo (1968)
  • Dalida: Pour toujours (1977) (filim documentary ah)
  • Le sixième jour (1986)

Read next

In 67 languages

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article