factograf
SO
Sign in

Mario Balotelli

Mario Balotelli

Italy Mario Barwuah Balotelli (Palermo, 12 agoosto 1990) waxaa u dagana palermo isagaa iyo walidki,walidki waxaay ahayeen muhajirayaal kasoo jeeda dalka ghana (afrikada galbed), kabaacdi mario waxaa sokorsaday goos cadaan aah oo talyaniya ila iyo hadaa uu lanolyahay. waa laacib oo hada la ciyaaro kooxda Liverpool FC oo uu sowareykay sanadki naso dhafay isago kasowareygay kooxda AC Milan iyo kooxda wadankiise ee Talyaaniga

Read next

In 80 languages

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article