factograf
SO

Malaysiya

Malaysiya
All data from the card 36
Caasimadda
Putrajaya (administrative and judicial)2°56′N 101°42′E / 2.933°N 101.700°E Kuala Lumpur (ceremonial and legislative)3°8′N 101°41′E / 3.133°N 101.683°E
Magaalada ugu weyn
Kuala Lumpur
Official language
Malay
Recognised language
English
Qaybaha qowmiyadaha (2021)
69.7% Bumiputera 57.3% Malay 12.4% Indigenous groups of Sabah, Sarawak and Orang Asli 22.9% Chinese 6.6% Indian 0.8% Others
Diinta (2020)
63.5% Islam (official)18.7% Buddhism9.1% Christianity6.1% Hinduism0.9% Others1.8% Unknown
Dadka
Malaysian
Dawladda
Federal parliamentary constitutional elective monarchy
• Boqor
Ibraahiim bin Eskandar
• Prime Minister
Anwar Ibrahim
Sharci-dejinta
Parliament
• Aqalka sare
Dewan Negara (Senate)
• Aqalka hoose
Dewan Rakyat (House of Representatives)
• Federation of Malaya
31 August 1957
• Sarawak self-governance
22 July 1963
• North Borneo self-governance
31 August 1963
• Proclamation of Malaysia
16 September 1963
• Wadarta
330,803 km2 (127,724 sq mi) (67th)
• Biyo (%)
0.3
• Qiyaastii 2022
33,871,431 (43rd)
• Tiro-koobkii 2020
32,447,385
• Cufnaanta
98/km2 (253.8/sq mi) (116th)
Wax soo saar (PPP)
Qiyaastii 2022
• Wadarta
$1.089 trillion (31st)
• Qofkiiba
$32,901 (54th)
Wax soo saar (magac ahaan)
Qiyaastii 2022
• Wadarta
$439.373 billion (34th)
• Qofkiiba
$13,268 (66th)
Qaybsiga (2015)
41sinnaan la'aan dhexdhexaad ah
Kobaca (2021)
0.803aad u sarreeya (62nd)
Lacagta
Ringgit (RM) (MYR)
Saacadda
UTC+8 (MST)
Qaabka taariikhda
dd-mm-yyyy
Koodhka wicitaanka
+60
Koodhka ISO 3166
MY
Furaha Internetka
.my
Jaakad hubka Malaysiya
Jaakad hubka Malaysiya

Malaysiya waa wadan ku yaalo koonfurta bari ee qaarada Aasiya. wadankaan wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Filibiin, Tayland,Barunay, Singabuur iyo Indunisiya. Caasimada wadanka waa Kuala Lumbur. Wadanka malaysiya waxaa degan dad gaaraayo ilaa 28,250,000 oo qof,waxa uuna u dhisanyahay dhinaca federaalka. Malaysiya waxaa degan ajaanib kala duwan, waxaa u badan malaysiyaanka ama malaya oo 50% ah inta kale waa ajaanib iskuugu jirto hindi, shiinees iyo kuwo kale. Wadanka malaysiya markiisa hore wuxuu lahaan jiray magacyo badan, mar waxaa la dhihi jiray (wadanka jasiirada Malaysiya) hadaneh waxaa loo bedelay (malaya) 1946dii marka oo wadanka midoobay waxaa loo bixiyay (midowga malayaasha), kadib neh waxaa loo bedelay (federaalka malaya), 1957ii marka ee xornimada qaateen waxee la midoobay gobolo ka mid ah wadanka Singabuur, isla markaas neh waxaa loo bixiyay (malaysiya), Singabuur waxee malaysiya ka go'day waqti labo sano kayar. Isla markaas neh Wadanka Malaysiya wuxuu ku dadaalay dhaqaalihiisa. Wadanka malaysiya waxee 50ka sano ugu horeeysay ka mid noqotay wadamada ugu dhaqaalaha fiican.

Haddada la joogo malaysia waa mid kamid ah wadamada ugu horumarsan dhinaca dhaqaalaha cafimaadka iyo wax barashada

Taariikh

Dn’tRemvepl.:}}
Dn’tRemvepl.:}}
Dn’tRmvpl.:
Dn’tRmvpl.:
5 images

Malaysiya waxee leedahay taariikh aad u dheer, waxee jiri jirtay 40,000 oo sano ka hor, waxaa wadanka soo gumeestay gumeestihii Ingriiska laga soo bilaabo sanadkii 1786 ilaa 1963, ingiriisku wuxuu maamuli jiray ama gumaysan jiray shacabka loo yaqaano malaya, ka hor intii lagu dhaqmin federaaliga.


Dalka Malaysiya, waxaa u badan dadka Muslimiinta ah ee loo yaqaan malayga waxaa la daga hindi iyo shiinayas.

Xubin

Waddnamha La Deggan Malaysiya

  • Malaysia 31.000.000+;++

.:


  • South Korea 500+


.:.:

Sido kale fiiri

  • Malaysiya visa Dalalka

Tixraac


Cillad tixraac: Calaamadaha <ref> ayaa jira koox la magacaabay "lower-alpha", laakiin lama helin calaamadda u dhiganta. <references group="lower-alpha"/>.

Read next

In 278 languages

soаԥсшәаAcèhадыгабзэAfrikaansAlemannischአማርኛPangcaharagonésÆngliscअंगिकाالعربيةالدارجةمصرىঅসমীয়াasturianuअवधीAymar aruazərbaycancaتۆرکجهбашҡортсаBasa BaliBoarischžemaitėškaBatak TobaBikol CentralBajau Samaбеларуская (тарашкевіца)беларускаяBetawiбългарскиभोजपुरीBislamaBanjarပအိုဝ်ႏဘာႏသာႏbamanankanবাংলাབོད་ཡིགবিষ্ণুপ্রিয়া মণিপুরীbrezhonegbosanskiBatak MandailingBasa Ugiбуряадcatalà閩東語 / Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄нохчийнCebuanoChamoruᏣᎳᎩکوردیcorsuqırımtatarcačeštinakaszëbscziчӑвашлаCymraegdanskdagbanliDeutschZazakidolnoserbskiKadazandusunडोटेलीދިވެހިބަސްཇོང་ཁΕλληνικάEnglishEsperantoespañoleestieuskaraestremeñuفارسیFulfuldesuomivõroNa Vosa VakavitiføroysktfrançaisarpetanNordfriiskFryskGaeilgeGagauz贛語kriyòl gwiyannenGàidhliggalegoگیلکیAvañe'ẽगोंयची कोंकणी / Gõychi KonknniBahasa Hulontalo𐌲𐌿𐍄𐌹𐍃𐌺ગુજરાતીGaelgHausa客家語 / Hak-kâ-ngîHawaiʻiעבריתहिन्दीFiji HindihrvatskihornjoserbsceKreyòl ayisyenmagyarհայերենԱրեւմտահայերէնinterlinguaJaku IbanBahasa IndonesiaInterlingueIgboIñupiatunIlokanoIdoíslenskaitaliano日本語Patoisla .lojban.JawaქართულიQaraqalpaqshaTaqbaylitадыгэбзэKabɩyɛKongoKumoringGĩkũyũқазақшаភាសាខ្មែរಕನ್ನಡYerwa Kanuri한국어къарачай-малкъарکٲشُرkurdîкомиkernowekкыргызчаLatinaLadinoLëtzebuergeschлезгиLingua Franca NovaLimburgsLigureLadinlombardlingálaລາວlietuviųlatviešuMadhurâमगहीमैथिलीBasa BanyumasanмокшеньMalagasyолык марийMāoriMinangkabauмакедонскиമലയാളംмонголꯃꯤꯇꯩ ꯂꯣꯟमराठीBahasa MelayuMaltiMirandésမြန်မာဘာသာمازِرونیPlattdüütschनेपालीनेपाल भाषाLi NihaNederlandsnorsk nynorsknorskNovialDiné bizaadChi-ChewaoccitanlivvinkarjalaOromooଓଡ଼ିଆиронਪੰਜਾਬੀPangasinanKapampanganPapiamentuPicardNaijápolskiPiemontèisپنجابیپښتوportuguêspinayuananRuna Simiရခိုင်românăрусскийрусиньскыйIkinyarwandaसंस्कृतम्саха тылаᱥᱟᱱᱛᱟᱲᱤsardusicilianuScotsسنڌيdavvisámegiellaSängösrpskohrvatski / српскохрватскиတႆးසිංහලSimple EnglishslovenčinaسرائیکیslovenščinaGagana SamoaanarâškielâchiShonashqipсрпски / srpskiSranantongoSiSwatiSundasvenskaKiswahiliślůnskiSakizayaதமிழ்Tayalತುಳುᥖᥭᥰ ᥖᥬᥲ ᥑᥨᥒᥰతెలుగుtetunтоҷикӣไทยTürkmençeTagalogtolışilea faka-Tongatoki ponaTok PisinTürkçeSeediqXitsongaтатарча / tatarçachiTumbukaTwiудмуртئۇيغۇرچە / Uyghurcheукраїнськаاردوoʻzbekcha / ўзбекчаvènetovepsän kel’Tiếng ViệtWest-VlamsVolapükWinarayWolof吴语მარგალურიייִדישYorùbáVahcuenghZeêuwsⵜⴰⵎⴰⵣⵉⵖⵜ ⵜⴰⵏⴰⵡⴰⵢⵜ文言閩南語 / Bân-lâm-gí粵語中文isiZulu

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article