Louis XIV Waxa uu ku dhashay Saint German gudaha [[5 Sebtembar 1638 wuxuuna ku dhintay Versailles 1 Sebtembar 1715. Waxa uu boqor ka ahaa Faransiiska iyo Navarre, muddo 72 sano ah, isagoo heysta xukunkii ugu dheeraa taariikhda, xukunkiisa waxaa astaan u ah dagaallo iyo astaamiyad xooggan.
- http://www.royal.gov.fr
