factograf
SO
Sign in

Hadhimo

Hadhimo
10 images
Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada. Sidoo kale fiiri raashin

Hadimo (Af Ingiriis: lunch; Af Carabi: غداء) waa cuntada la cuno badhtamaha maalinta ama duhurka, taasi oo ka kooban noocyo badan oo raashin ah. Marka la tixraaco dhaqanka dadka Soomaalida, hadhimahu waa cuntada ugu muhiimsan sadexda wakhti ee dadku wax cuno. Wakhtigani waxaa inta badan dadku cunaan cuntada ugu culus, badan ee ugu fiican ee la heli karo. Cuntada hadhimaha Soomaalida waxaa ka mid ah: hilib, kaluun, bariis, baasto, khudaar, midho, maraq iyo noocyo kale. Si taasi ka duwan taasi meelo badan oo caalamka ah hadhimo muhiim uma aha sida cashada wakhtigaasi oo la cuno raashinka ugu fiican ee la heli karo.

Guud ahaan, hadhimo waa cuntada labaad ee dadku cunaan maalintii (waxay ku xigtaa quraaca); waxaana inta ugu badan la isticmaalaa wakhtiga duhurkii ee 12ka P.M wixii ka dambeeya.


Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha


Tixraac

Read next

In 71 languages

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article