factograf
SO
Sign in

Atariisho Ingiriis ah, moodel, iyo dhaqdhaqaaqe

Emma Watson

Emma Watson
All data from the card 4
Ku dhashay
Emma Charlotte Duerre Watson15 April 1990Paris
Dhalsho
Ingriiska
Shaqada
Atariishomoodel
Sanadaha Shaqada
1999–2022

Emma Charlotte Duerre Watson (15 Abriil 1990) waa atariisho Ingiriis ah, moodel, iyo dhaqdhaqaaqe.  Waxa ay caan ku tahay doorkeeda aflaamta guulaysta iyo kuwa madax banaanba, iyo waliba shaqadeeda xuquuqda dumarka. Watson waxaa lagu qiimeeyay atariishooyinka ugu mushaarka badan adduunka ee Forbes iyo Vanity Fair.

Read next

In 121 languages

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article