factograf
SO
Sign in

Codlalis (Mobile)

Codlalis (Mobile)
Talefon Smartphone
Talefon Smartphone

Codlalis debecsan ama Mobile (Af Ingiriis: Mobile Af Carabi: الهاتف المحمول,الجوال) waa aalad wada xiriirin waa taleefan fiilo la'aan ah oo jeebka lagu qaadan karo, waxuu ku shaqeeyaa ateeno xiriir baahiye ah oo meel ka taagan markii uu galo xad cayimanoo uu kula shaqayn karo. 1973 Dr. Martin Cooper ayaa ahaa qofkii ugu horreeyay ee muujiya taleefanka gacanta ee gacanta lagu hayo.

ka dibna waxaa isku xiraya xiriirka ateeno ama mid dayax gacmeed, Mobilka waxaa laga diri kara SMS ama wicitaan (call) dhow iyo mid fog, socodka samaanka ayaa mobilka ka dhigay mid aan kaliya loo adeegsan wicitaan, mobilku wuxuu noqday kumbuyuutar gacmeed (gacanta le'eg), wuxuu leeyahay kaladar, gambaleel, xasuus qor, shabakad internet, E-mail dirid iyo helid, sawiro, maqal iyo muuqaal iyo GPS'ka. shirkadaha ayaa ku tartama suuqa taleefan gacmeedka ilaa laga gaaray meelo sare, xaga qaabka iyo midabka qaab adeegsiga iyo adeegyada ku jira. wuxuu gaaray meelo aad u fog oo aduunyada ka mida waxaana sii yaraanay taleefanada fiilada leh ee land-line-ka.

Dhibkiisa iyo dheeftiisa

Dheeftiisa

Xiriirka joogtada ah

Ineternetka

dhibkiisa

Halistiisa caafimaad

Talo ku aadan ka fogaanshaha dhibta mobileka

Xiriiriye banaanka ah

Oppo A16 Price in Bangladesh - Friends, I am discussing with you all the aspects of the Oppo A16 price, its features, disadvantages, and complete specifications of Oppo A16 Price in Bangladesh. Currently, this mobile in Bangladesh is gaining popularity. If your budget is 12,000 or more then you can check this phone. I will discuss some information about the phone below. Also, Read Here Another Post>>>>> Oppo A16 features in this mobile phone and how much money you can buy this mobile phone in Bangladesh, you can definitely know the detailed information through this article today.

What is the price of Oppo A16 in Bangladesh? Oppo A16 price in Bangladesh The price of Oppo A16 in Bangladesh is 12,990 (3/32 GB), 14,990 (4/64 GB) only officially priced. The 3/4 GB RAM + 32/64 GB storage variant of Oppo A16 is priced at Rs 12,990 (3/32 GB), and Rs 14,990 (4/64 GB). Read more.

Read next

In 159 languages

soAcèhAfrikaansአማርኛaragonésÆngliscالعربيةمصرىঅসমীয়াasturianuAtikamekwAymar aruazərbaycancaбашҡортсаBoarischBikol Centralбеларуская (тарашкевіца)беларускаяBetawiбългарскиभोजपुरीBislamabamanankanবাংলাབོད་ཡིགbosanskicatalà閩東語 / Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄CebuanoکوردیčeštinaчӑвашлаCymraegdanskDeutschThuɔŋjäŋΕλληνικάEnglishEsperantoespañoleestieuskaraفارسیsuomiføroysktfrançaisFryskGaeilge贛語kriyòl gwiyannenGàidhliggalegoگیلکیગુજરાતીwayuunaikiGaelgHausa客家語 / Hak-kâ-ngîעבריתहिन्दीhrvatskiKreyòl ayisyenmagyarհայերենinterlinguaBahasa IndonesiaIdoíslenskaitaliano日本語PatoisJawaქართულიQaraqalpaqshaJjuқазақша한국어къарачай-малкъарکٲشُرkurdîкыргызчаLatinaLadinoLëtzebuergeschLimburgslombardລາວlietuviųlatviešuMalagasyMinangkabauмакедонскиമലയാളംмонголमराठीBahasa Melayuမြန်မာဘာသာمازِرونیनेपालीनेपाल भाषाLi NihaNederlandsnorsk nynorsknorskoccitanOromooਪੰਜਾਬੀDeitschpolskiپنجابیپښتوportuguêsRuna Simiromânăрусскийसंस्कृतम्саха тылаᱥᱟᱱᱛᱟᱲᱤsicilianuسنڌيsrpskohrvatski / српскохрватскиසිංහලSimple EnglishslovenčinaslovenščinachiShonashqipсрпски / srpskiSundasvenskaKiswahiliślůnskiSakizayaதமிழ்తెలుగుไทยTagalogSetswanatoki ponaTürkçeSeediqтатарча / tatarçaукраїнськаاردوoʻzbekcha / ўзбекчаvènetoTiếng ViệtwalonWinaray吴语მარგალურიייִדישYorùbáVahcuengh文言閩南語 / Bân-lâm-gí粵語中文isiZulu

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article