factograf
SO
Sign in

Abidjan

Abidjan

Abidjan Waamagaalada uguwayn Ivory Coast waana caasimadii hore.waxa kunool dad gaadhaya, (4,395,243) - (2017)

Taariikh

Dhamaadkii qarnigii 18aad ayay farnsiisku qabsadee wadanka Ivory Coast,magaalada abidjan waxa laqabsaday sandkii 1934 caasimada wadanka waxa ay noqotay sandkii 1983 kadib caasimada wadanka waxa loowareejiyay magaalda Yamoussoukro kadib markii uu barlamaanku sidaas ansixiyay,laakiin magaalada abijan wali waxa looyaqaanaa caasimada dhabtaha ee wadanka,wali waxasiiah safaarado iyo xafiisyo aydawladu leedahay. Sannadka 2025-ka, dib-u-habayn ballaadhan oo lagu samaynayo magacyadii waagii gumaysiga ayaa dib loo habayn doonaa iyadoo loo samayn doono magacyo badan oo Afrikaan ah.

Dekeda magaalada

Magaaladu waxaay kutaalaa kinaal biyood kayimaada bada oo lagumagacaabo,Lagwin kaas oo kuxidhma Gacanka Gaana magaaladu waxa ay waynaatay kadib markii ladhisay dekeda, kadib magaaladu waxa ay noqotay caasimada mustacmaradii faransiiska,waxa aysiiwaynaatay kadib markii lasameeyay qayb cusub oo dakada kamida oo lamagcabaxaday Firiide kadib magaaladu waxa ay noqotay caasimada galbeedka Afrika ee farnsiiska

Read next

In 141 languages

soAfrikaansAlemannischአማርኛالعربيةمصرىasturianuazərbaycancaBasa BaližemaitėškaBikol Centralбеларуская (тарашкевіца)беларускаяBetawiбългарскиবাংলাbrezhonegbosanskiбуряадcatalàнохчийнCebuanoکوردیcorsučeštinaCymraegdanskDeutschZazakiΕλληνικάEnglishEsperantoespañoleestieuskaraفارسیFulfuldesuomifrançaisNordfriiskFryskGaeilgeGàidhliggalegoAvañe'ẽGaelgHausaעבריתहिन्दीhrvatskiKreyòl ayisyenmagyarհայերենԱրեւմտահայերէնBahasa IndonesiaInterlingueIdoíslenskaitaliano日本語JawaქართულიQaraqalpaqshaTaqbaylitKabɩyɛTyapKongoKumoringқазақша한국어кыргызчаLatinaLëtzebuergeschlombardlingálalietuviųlatviešuмокшеньMalagasyолык мариймакедонскиമലയാളംмонголमराठीкырык марыBahasa MelayuمازِرونیNedersaksiesNederlandsnorsk nynorsknorskNovialߒߞߏDiné bizaadoccitanlivvinkarjalaиронਪੰਜਾਬੀPapiamentupolskiPiemontèisپښتوportuguêsromânăarmãneashtiрусскийIkinyarwandasardusicilianuScotsسنڌيsrpskohrvatski / српскохрватскиSimple Englishslovenčinaslovenščinaanarâškielâshqipсрпски / srpskisvenskaKiswahiliślůnskiதமிழ்тоҷикӣไทยTürkmençeTagalogtolışiTürkçeукраїнськаاردوoʻzbekcha / ўзбекчаTiếng ViệtVolapükWinaray吴语მარგალურიייִדישYorùbá閩南語 / Bân-lâm-gí粵語中文

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article