İzmir (Af Carabi: إزمير; (Ku dhawaaqa Af-Turki:) waa magaalo taariikhi ah oo ku taalo Galbeedka dalka Turkiga. İzmir waxa ay ku taalaa xeebta Badda Iija waana magaalada seddexaad ee ugu weyn uguna dadka badan guud ahaan dalkaasi. Magaaladani waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu faca-weyn guud ahaan dunida waxaan la hayaa taariikhda magaalada 6000 sano ee ugu danbaysay. Hadda waa caasimadda Gobolka İzmir waana magaalada ugu casrisan guud ahaan Turkiga marka laga yimaado Istanbuul.
İzmir

All data from the card 17
- Wadanka
- Turkey
- Gobolka
- İzmir
- La helay
- 6000 C.H (8026 sano)
- Ismaamulka
- 1389 (636 sano)
- Degmo
- Karşiyaka, Bornova, Konak, Balçova
- • Nooca
- Golaha Degmada
- • Guddiga
- İzmir Metropolitan Municipality
- • Duqa magaalada
- Aziz Kocaoğlu (CHP)
- • Wadarta
- 7,340.00 km2 (2,833.99 sq mi)
- Joogga
- 2 m (7 ft)
- • Cufnaanta
- 855.00/km2 (2,214.4/sq mi)
- Aagga waqtiga
- UTC+2 (EET)
- • Xagaaga (DST)
- UTC+3 (EEST)
- Boostada
- 35xxx
- Koodhka goobta
- (+90) 232
- Licence plate
- 35
- Websaydhka
- www.izmir.bel.trwww.izmir.gov.tr
Read next
In 143 languages
soадыгабзэAfrikaansአማርኛÆngliscالعربيةمصرىasturianuаварazərbaycancaتۆرکجهбашҡортсаBasa Baliбеларуская (тарашкевіца)беларускаябългарскиবাংলাbrezhonegbosanskicatalàнохчийнCebuanoکوردیčeštinaчӑвашлаCymraegdanskDeutschZazakiΕλληνικάEnglishEsperantoespañoleestieuskaraفارسیsuomiNa Vosa VakavitiføroysktfrançaisNordfriiskFryskGàidhliggalegoگیلکیHausaעבריתहिन्दीhrvatskimagyarհայերենԱրեւմտահայերէնinterlinguaJaku IbanBahasa IndonesiaInterlingueIdoitaliano日本語JawaქართულიQaraqalpaqshaGĩkũyũқазақшаಕನ್ನಡ한국어کٲشُرkurdîкыргызчаLatinaLadinoLëtzebuergeschLingua Franca NovaLimburgslietuviųlatviešuмокшеньMalagasyолык марийMinangkabauмакедонскиമലയാളംмонголमराठीкырык марыBahasa MelayuэрзяньمازِرونیPlattdüütschNederlandsnorsk nynorsknorskNovialoccitanиронਪੰਜਾਬੀpolskiپنجابیپښتوportuguêsRuna Simiromani čhibromânăarmãneashtiрусскийIkinyarwandaScotssrpskohrvatski / српскохрватскиSimple Englishslovenčinaسرائیکیslovenščinashqipсрпски / srpskisvenskaKiswahiliślůnskiதமிழ்тоҷикӣไทยTagalogtolışiTürkçeтатарча / tatarçachiTumbukaTwiудмуртئۇيغۇرچە / Uyghurcheукраїнськаاردوoʻzbekcha / ўзбекчаvènetovepsän kel’Tiếng ViệtWinaray吴语მარგალურიייִדישZeêuwsⵜⴰⵎⴰⵣⵉⵖⵜ ⵜⴰⵏⴰⵡⴰⵢⵜ閩南語 / Bân-lâm-gí粵語中文
Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article