factograf
SO

Summad (Pi)

Summad (Pi)
Waa xaraf kamid ah kuwa gariiga
Waa xaraf kamid ah kuwa gariiga

Pi ama madoorsoome lagu xisaabo wareega goobo Sidoo kale waa astaan loo isticmaalo badanaa Fisigis {\displaystyle {\pi }} Xarafka yer ee gariiga ayaa laga soo qaatayPi.

Waxaana loo yaqaanaa xiriiriyaha Gooboiyo Dhexroorkeeda Dhexroor Si jajab ahna looma qori karo, ama xitaa aljebra ahaan {\displaystyle a/b} halkii {\displaystyle a,b} oo ah tiro togan Waxaana loo yaqaanaa Madoorsoomehii Archimedes.

Waxaana loo qoraa {\displaystyle 3.14} ama {\displaystyle 22/7}.

Tusaale

Cm (O) Wareega (d) Dhaxroorka O/d Wareega / dhaxroorka
Bir canjeero 96.2 29.8 3.22819
Bakeeri 18.4 5.7 3.22807
Xaarin 104.6 32.4 3.2284
Baaf 156.2 48.1 3.2474

Hadaba mar walba oo lagu celcelyo alaaba kala duwan waxaa soo baxaysa tiradaas sidaas daraaeed waxaa lagu hehsiiyey Tiradas laga dhigo 3.14 way raaci kartaa tiro kale sida 3.140012 Laakiin waxaa lagu gaabiyey 3.14, iyadoo sidaas ah ayaa hadana tiradaas waxaa loo sii qoraa ({\displaystyle {\pi }}) sumadaas.

Joomitiriya

π Joomitiriyada iyo cabirkeeda sida loogu cabiro.

Habka Joomitiriyada Qaabka
Goobo Wareega Goobada waxaa lagu helaa Gacan r iyo Dhexroor d {\displaystyle O=\pi d=2\pi r\,\!}
Bed Waxaa lagu helaa gacanka r {\displaystyle A=\pi r^{2}\,\!}
Qabaal Bed keeda Waxaa lagu helaa a iyo b {\displaystyle A=\pi ab\,\!}
Kubad Mug Waxaa lagu helaa r iyo dhexroor d {\displaystyle V={\frac {4}{3}}\pi r^{3}={\frac {1}{6}}\pi d^{3}\,\!}
Bed waxaa lagu helaa r {\displaystyle A=4\pi r^{2}\,\!}
Dhululubo Dhulubo Mug Waxaa lagu helaa h iyo Gacan r {\displaystyle V=\pi r^{2}h\,\!}
Bedkana h iyo gacan r {\displaystyle A=2(\pi r^{2})+(2\pi r)h=2\pi r(r+h)\,\!}
Toobin Mug Toobin waxaa lagu helaa h iyo Gacan r {\displaystyle V={\frac {1}{3}}\pi r^{2}h\,\!}
Bedkana h iyo gacan r {\displaystyle A=\pi r{\sqrt {r^{2}+h^{2}}}+\pi r^{2}=\pi r(r+{\sqrt {r^{2}+h^{2}}})\,\!}

Read next

In 168 languages

soAfrikaansAlemannischአማርኛaragonésالعربيةمصرىঅসমীয়াasturianuazərbaycancaتۆرکجهбашҡортсаžemaitėškaBikol Centralбеларуская (тарашкевіца)беларускаябългарскиBanjarবাংলাbrezhonegbosanskiбуряадcatalà閩東語 / Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄CebuanoکوردیčeštinaчӑвашлаCymraegdanskDeutschZazakidolnoserbskiΕλληνικάemiliàn e rumagnòlEnglishEsperantoespañoleestieuskaraestremeñuفارسیsuomivõroNa Vosa VakavitiføroysktfrançaisNordfriiskfurlanFryskGaeilge贛語kriyòl gwiyannenGàidhliggalegoAvañe'ẽગુજરાતીHausaHawaiʻiעבריתहिन्दीFiji HindihrvatskihornjoserbsceKreyòl ayisyenmagyarհայերենinterlinguaJaku IbanBahasa IndonesiaIdoíslenskaitaliano日本語PatoisJawaქართულიTaqbaylitқазақшаಕನ್ನಡ한국어RipoarischkurdîkernowekкыргызчаLatinaLadinoLëtzebuergeschлезгиLimburgslombardlietuviųlatviešuMadhurâमगहीMalagasyMinangkabauмакедонскиമലയാളംмонголमराठीBahasa Melayuမြန်မာဘာသာPlattdüütschनेपालीनेपाल भाषाNederlandsnorsk nynorsknorskoccitanଓଡ଼ିଆиронਪੰਜਾਬੀPicardPälzischpolskiPiemontèisپنجابیپښتوportuguêsRuna Simiromânătarandíneрусскийрусиньскыйसंस्कृतम्саха тылаᱥᱟᱱᱛᱟᱲᱤsardusicilianuScotsسنڌيsrpskohrvatski / српскохрватскиTaclḥitසිංහලSimple Englishslovenčinaslovenščinashqipсрпски / srpskisvenskaKiswahiliślůnskiதமிழ்తెలుగుтоҷикӣไทยTagalogtoki ponaTürkçeтатарча / tatarçaукраїнськаاردوoʻzbekcha / ўзбекчаvènetovepsän kel’Tiếng ViệtWinaray吴语хальмгisiXhosaייִדישYorùbáZeêuws文言閩南語 / Bân-lâm-gí粵語中文

Text from Wikipedia, CC BY-SA 4.0 · Source article